Daawo: Waxgaradka Iyo Madaxda Dhaqanka Gobolka Togdheer Oo Mucaarid & Muxaafidba Taageero u Muujiyay Wasiir Siciid Sulub Sheegayna Saamaynta Uu Ku Leeyahay Gobolkaasi
December 5, 2019 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanews) Waxgaradka. aqoon-yahanka iyo madaxda dhaqanka gobolka togdheer magaalo madaxdiisa burco ayaa maanta taageero balaadhan isugu soo baxay sidii ay ugu muujin lahaayeen wasiirka cusub ee xanaanada xoolaha Md, Siciid Sulub.