Daawo: Weerar Xalay Dablay Hubaysani ay Ku Soo Qaadeen Saldhig Dhexe Ee Ceerigaabo Iyo Taliska Qaybta Booliska ee Gobolka Sanaag oo Faahfaahin Ka Bixiyay
December 2, 2019 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanews) Taliska Booliska Gobolka Sanaag, ayaa faahfaahin ka bixiyey weerar xalay koox Dabley ahi ku qaadday Saldhigga Dhexe ee Booliska ee Magaalada Ceerigaabo.