Daawo: Weerarka Wasiir Abokor Iyo Jawaabta Qaawan Ee Ramaax
November 11, 2019 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanews) Wasiirka wasaarada horumarinta jidadka Cabdilaahi Abokor oo eedo u soo jeediyay Ramaax Iyo Jawaabta Ramaax uu ka bixiyay hadalada wasiirka.