Daawo: Wiil Dhalinyaro Ah Oo Hargaysa Hore Loogu Xidhay Isagoo Astaanta Calanka Somaliya Ku Labisan Oo Maanta Farmaajo La Kulmay
November 20, 2019 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanews) Wiil da’ay oo lagu magacaabo Cabdiraxmaan Maxamed Cali (Cabdiraxmaan Aar) oo isaga hore magaalada hargaysa loogu xidhay kadib markii uu ku soo labistay astaanta calanka somaliya xili lagu jiray dabaal-dagii maalinta qaranimada somaliland ee 18may, maalmo kadibna la sii daayay ayaa maanta booqday xafiiska farmaajo halkaas oo uu kulan kula yeeshay sida uu yarku sheegayna farmaajo la dardaarmay.