Daawo: Xildhibaan C/qaadir Jirde’ Anigu Muuse Biixi Iyo Maxamed Kaahin Midna Lama Coloobi Karo Oo Danta Naga Dhaxaysa Ayaa Wax Kasta Ka Wayn
November 2, 2019 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanews) Gudoomiyaha ku meel-gaadhka ah ee xisbiga mucaaridka ah ee waddani Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde Ismaacil Oo la hadlayay qurba joogta wadanka ingiriiska ayaa sheegay inaan colaadi jirin ee siyaasada uun lagu kala aragti duwan yahay.