Daawo: Xildhibaan C/raxmaan Dheere’ Nin Aan Waxba Ahayn Magac Haw Samaynina Oo Ha Buun-buuninina Wax Jiro Maahe’ Xeer baananu ka Soo Saaro Doona..
January 21, 2020 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanews) Xildhibaan Cabdiraxmaan Dheere Oo Ka mida xildhibaanada golaha wakiilada somaliland oo warfidyeenka la hadlayay ayaa sheegay in aanay ahayn in magac loo yeelo nooca aan la garanayn ee aan halkana waxba ka ahayn.