Daawo: Xildhibaan Indho-indho’ Beesha Caalamku Waxay Dalka u Yimaadeen Fawdo Iyo Sharci jebin
December 18, 2019 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanews) Xildhibaan Cbadilqaadir (Indho-indho) oo ka mida xildhibaanada golaha guurtida somaliland oo warfidiyeenka la hadlayay ayaa sheegay in waftiga beesha caalamka ee hargaysa yimid aanay danta dalka wadin ee ay fawdo iyo sharci jabin u yimaadeen.