Daawo: Xildhibaan Indho-indho Oo Ka Hadlay Mudo-kordhin Loo Samaynayo Golaha Wakiilada
November 14, 2019 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanews) Xildhibaan Cabdilaqaadir Indho-indho oo ka mida xilidhibaanada golaha guurtida oo maanta warfidiyeenka u waramay ayaa sheegay in la gaadhay wakhtigii.