Daawo: Xildhibaan Maxamed Wali Oo Sheegay Wasiir Koore In Loo Wado Gudoomiyenimada Xisbiga Kulmiye
March 1, 2020 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanews) Xildhibaan Maxamed Wali oo ka tirsan mudanayaasha aqalka guurtida somaliland oo warfidiyeenka u waramayay ayaa sheegay in wasiika wasaarada warfaafinta Saleebaan Cali Koore uu ku haboon yahay jagada gudoomiyaha xisbiga kulmiye, isagoo intaasi ku daray casuumadii shalay lopo sameeyay ee xisbigu u qabtay inay ahayd mid lagu dhisayay wasiir koore.