Daawo: Xildhibaan Naasir Cali Shire’ Heshiiskii Xisbiyada Iyo Xukuumadu Waxuu u Eegyahay Mid Khilaafkii Jiray Khilaaf Kale Ku Sii Kordhinaaya
March 1, 2020 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanews) Xildhibaan Naasir Cali Shire oo ka tirsan xildhibaanada golaha wakiilada somaliland oo waraysi khaasa uu la yeeshay telifishanka eryal, ayaa sheegay in aanu suurtagal ahayn heshiiskaxisbiyada iyo xukuumadu wada gaadheen oo uu heshiiskaasi yahay mid khilaafkii jiray khilaaf kale ku sii kpordhinaaya uun.