Daawo: Xildhibaan Nacnac’ Somaliya Waxaanu Leenahay Walaalayaal Aynu Kala Ceeb La’aano
February 13, 2020 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanews) Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye (Nacnac) oo ka mida xildhibaanada golaha wakiilada somaliland ayaa waraysi uu gurigiisa ku siiyay telifishanka Sahan kaga hadlay hadalkii horjoogaha maamulka muqdisho ee ahaa raaligalinta xasuuqii siyaad bare u gaystay shacbiga reer somaliland.