Daawo: Xildhibaan Sheegay In Imika Siyaasiyiinta S/land Ay u Hadlaan Sidii Daydayga + Xildhibaan Nacnac Waxuu Marayaa Waktigii Hogaan Ka Furka
October 3, 2019 - Written by editor marsan
Hargaisa:(Marsanews) Xildhibaan Maxamed Xaaji Cabdiraxmaan oo ka mida xildhibaanada golaha guurtida somaliland ayaa jawaab kulul ka bixiyay hadalo deel-qaaf ah oo gudoomiyaha xisbiga Ucid kula kacay madaxwaynaha wadanka jabuuti, sidoo kale xildhibaan maxamed waxa uu jawaab taa la mida siiyay dhigiisa Nacnac.