Daawo: Xildhibaan Siciid Cilmi, Oo Sheegay In Buur-madaw Nabada Ceel-afwayn Marna u Dhaarto Marna Xabada Bilaabo Iyo Buur-madaw Oo Eedaa Ka Jawaabi Kari waayay
September 24, 2019 - Written by editor marsan
Hargaisa:(Marsanews) Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ka mida mudanayaasha golaha wakiilada somaliland oo ka qaybgalay munaasibad dhaqan ayaa hadal uu halkaa ka jeediyay ku sheegay in nabada ceel-afwayn uu buur-madaw marna u dhaarto inuu nabad qaato marna dabka ku huriya.