Daawo: Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble’ Heshiiskan Ay Sheegayaan Xisbiyadu Anaga Nama Khuseeyo Ee Sharci Baanu Eegayna + Jabhada Boorame Iyada Waa Kii Hore u Sheegay Ku Xigeenkii Waddani Oo Isagaa..
November 12, 2019 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanews) Xoldhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ka mida xildhibaanada golaha wakiilada oo u waramay telifishanka horyaal ayaa ugu horayn ka hadlay sharcinimda xusbnaha cusub ee maanta loo ansixiyay inay noqdaan gudida doorashooyinka.