Daawo: Xildhibaanada Golaha Guurtida Oo Eedo u Soo Jeediyay Garyaqaanka Guud Iyo Dooda Gudoomiye Saleebaan
February 29, 2020 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanews) Xildhibaanada golaha guurtida jamuuriyada somaliland ayaa dood ka yeeshay ansixinta xeerka garyaqaanka guud ee qaranka, islamarkaana xildhibaanada golahaasi ayaa daadafeeyay xeerka.