Daawo: Xildhibaano Ka Dhawaajiyay’ Hadii Komishankii Hore La Soo Celiyo’ Madaxwayne Silanyo-na Hala Soo Celiyo + Xisbigii 2 sano Diidanaa Oo Leh Waanu Aqbalnay Ayaa Wax Lala Yaabo Ah
December 17, 2019 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanews) Xildhibaano ka tirsan golayaasha baarlamaanka somaliland, Nacnac Iyo Shaad oo si wada jira warfidiyeenka ugu waramayay ayaa ugu horayn ganafka ku dhuftay go’aankii ay soo saareen ergadii dhexdhexaadintu.