Daawo: Xildhiban Maxamed Jaamac Oo Si Xeel-dheeri ka Muuqato u Sharaxay Ujeedada Abey Iyo Farmaajo Ee Doonista Imaatinka Hargaysa
February 17, 2020 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanews) Xildhibaan Maxamed Jaamac Oo ka mida xildhibaanada golaha wakiilada somaliland oo warfidiyeenka la hadlayay ayaa si cilmiyaysan u sharaxay ujeedada raysal-wasaaraha itoobiya iyo hogaamiyaha maamulka muqdisho ay u doonayaan in ay hargaysa ku yimaadaan.