Daawo: Xisbiga Kulmiye Oo Sheegay In Talaabo Laga Qaadi-doono Ilkacase Oo Ka Tirsanaa Xisbiga Iyo Sababta Keentay Arintan
October 13, 2019 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanews) Gudoomiyaha golaha dhexe ee xisbiga kulmiye Md, Maxamuud Warfaa, oo warfidiyeenka la hadlayay ayaa sheegay in xisbiga kulmiye talaabo ka qaadi doono maxamed ilkacase oo ka tirsanaa xubnaha golaha dhexe ee kulmiye.