Daawo: Xisbiga Ucid Oo Diiday Xubin Hore Isaga Casishay Gudida Doorashooyinka Qaranka
March 7, 2020 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanews) Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Ucid Eng, Faysal Cali Waraabe oo soo saaray war saxaafadeed ayaa sheegay in aanu8 xisbiga ucid aqbalin xubin iska casishay gudidii cusbayd ee doorashooyinka qaranka.