Daawo: Xisbiga Ucid Oo Ka War Bixiyay Safarkii Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Iyo Waqtiga Uu Imanayo
January 6, 2020 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanews) Xisbiga mucaaridka ah ee Ucid, ayaa ka hadlay safarka uu gudoomiyaha xisbigoodu dalka dibadiisa ugu maqan yahay iyo kulano ay sheegeen inuu la qaatay madax kala duwan oo wadamada uu soo maray ah, iyagoo intaa ku daray waqtiga uu imanayo.