Daawo: Xisbiga Ucid Oo Wax Lala Yaaba Ku Tilmaamay Wax Qabadkii Xukuumada Ee Muraayadaha Laga Baahiyay
December 15, 2019 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanews) Xisbiga mucaaridka ah ee Ucid ayaa si adag u naqdiyay barnaamuj xukuumadu ka sii daysay warbaahinta, kuna sheegtay inuu ahaa wax qabadkii mudada labada sano ah ee xukuumada madaxwayne biixi.