Daawo: Xisbiga Waddani Oo Bulshada Iyo Xukuumadaba Dardaaran La Xidhiidha Cudurka Corona-vires u Soo Jeediyay Xaalada
March 25, 2020 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanews) Xoghayaha guud ee xisbiga mucaaridka ah ee waddani Md, Khadar Looge oo xafiiskiisa ugu waramayay warfidiyeenka ayaa si aad u qoto dheer ula dardaarmay xukuumada iyo bulshadaba sidii meel looga soo wada jeedi lahaa ka hortaga cudurkan aduunka faraha baas ku haya ee Coved-19