Daawo: Xisbiga Waddani Oo Markale Ugu Baaqay Taageerayaashisa Inay Isugu Soo Baxaan Xarunta Xisbigooda Iyo Maayir Soltelco Oo Ay Eedo Kulul u Jeediyeen
November 17, 2019 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanews) Afhayeenka xisbiga mucaaridka ah ee waddani Barkhad oo goor dhawayd la hadlay warbaahinta ayaa markale ka dhawaajiyay in bari taageerayaasha xisbiga waddani ay isugu yimaadan xarunta guud ee xisbigooda, sidoo kalena waxa uu eedo u jeediyay maayirka caasimada hargaysa.