Daawo: Xisbiyada Mucaaridka Oo Sheegay Inay Aqbaleen Kulankii Madaxwaynuhu Hore Ugu Soo Jeediyay
December 21, 2019 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanews) Hogaamiyayaasha labada xisbi ee mucaaridka ah Waddani io Ucid oo si wada jira warfidiyeenka ula hadlayay ayaa shaaca ka qaaday inay aqbaleen gogoshii madaxwayne biixi u fidiyay ee hore ay u diideen.