Daawo: Xoghayihii Caafimadka Ee Xisbiga Waddani Oo Is Casishay.
October 30, 2019 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanews) Xoghayihii caafimaadka ee xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa sheegtay in guud ahaan ba xilkii iyo xubinimadii xisbiga waddani ay iska casishay, iyadoo aan wax sababa sheegin basle ka dayrisay in ay ka dhex arkiwayday siyaasadii ay ulaynaysay xisbigu inuu ku shaqayn doono.