Daawo: Xoghayihii Duulista Iyo Hawada Xisbiga Wadani Oo Iscasiley’ Waa Maxay Sababtu
November 23, 2019 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanews) Mid ka mida xoghayayaashii ugu firfircoona xisbiga mucaaridka ah ee waddani waa xoghayihii duulista iyo hawada Nuuradiin Diini. oo isagu iclaamiyay maanta inuu xilkii iyo xubinimadii xisbiga iska casilay isagoo u sababeeyay arimo ay ka mid yihiin.