Daawo: Xubinta Komishinka Ee Xisbiga Ucid Oo Ka Soo Hor Jeestay Doorashada Gudoomiyaha Riyo-raac
November 30, 2019 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanews) Xasan Yuusuf Ducaale oo ka mida xubnaha cusub ee gudida doorashooyinka ahna xubintii xisbiga Ucid u soo xulay ka mid noqoshada gudidan, ayaa isagu qaadacay doorashada loogu cumaamaday gudoomiyenimada Cabdirashiid Riyo-raac.