Daawo: Xukuumada Oo Ka Hadashay Dagaalkii Shalay Beelaha Walaalaha Ah Ku Dhexmaray Ceel-afwayn Iyo Tirada Khasaarihii Dagaalka Ee Dhimashada Iyo Dhaawaca
September 19, 2019 - Written by editor marsan
Hargaisa:(Marsanews) Gudoomiyaha gobolka sanaag Maxamed Axmed Caalin (Tiimbaro) oo warfidiyeenka la hadlayay ayaa ugu horayn ka hadlay sidii ay wax u dhaceen iyo tiradii khasaaraha meesha ka dhacay.