Daawo: Xukuumada Oo Ka Hadashay Gorgorka Duulaanka Ah Ee Curuurta Dhawrka Ahna Cunay
September 25, 2019 - Written by editor marsan
Hargaisa:(Marsanews) Wasiirka wasaarada deegaanka iyo horumarinta dhirta iyo daaqa Marwo Shugri Xaaji Ismaaciil (Baandare) oo la hadlaysay warfidiyeenka ayaa sheegtay inay baadhis ku jiraan sidoo kalena sheegtay.