Daawo: Xukuumada Oo Ka Hadashay Sida Laga Yeelayo Qaadka Iyo Diyaarada Itoobiya
April 4, 2020 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanews) Kulan ay maanta wada qaateen gudida ka hortaga cudurka coronavirus iyo ururada bulshada ayaa halkaa hadal uu ka jeediyay wasiirka wasaarada arimaha gudaha Md, Maxamed Kaahin Axmed, oo isagu sheegay in qaadka.