Daawo: Xukuumada Oo Sheegtay In La Karantiimayn Doono Dadka u Qayilaad Taga Xuduudka Itoobiya
May 5, 2020 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanews) Gudida heer gobol ee ka hortaga cudurka corona-virus, ee gobolka maroodi-jeex oo maanta gubay qaadkii ugu tirada badnaa ayaa halkaa ka sheegay in dadka u qayilaad taga xuduudka itoobiya gaar ahaan wajaale loo samayn doono meel lagu karantiimeeyo.