Daawo: Xukuumada Oo Sheegtay Inay Hayaan Liiska Wariyayaal Iyo Telifishano Reer S/land Ah Oo Maamulka Farmaajo Lag Ka Qaata
January 25, 2020 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanews) Wasiir ka tirsan xukuumada madaxwayne biixi iyo jananka ciidamada bilayska oo kulan wada jira la yeeshay warfidiyeenka dalka ayaa ka hadlay inay jiraan wariyayaal iyo telifishano u shaqeeya cadawga dalka oo liiskooda la hayo balse aan lagu degdegayn.