Daawo: Xukuumada Oo Soo Bandhigtay Wax Qabadkii Labada Sano
December 13, 2019 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanews) Xukuumada madaxwayne biixi oo mudo laba sano ah dalka ka ariminaysay ayaa soo bandhigtay waxqabadkii labada sano ee biixi uu hogaaminyay talada dalka.