Daawo: Xuska Iyo Xusuusta Sanad Guuradii 4aad Ee Geeridii Marxuum Wariye Cawke Iyo Taariikh Nololeedkiisi
November 17, 2019 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanews) Ilaahay naxariistii jano haka waraabiye axmed xasan suufi oo loo yaqaanay Cawke oo xaqii alle ku yimid 17/11/2015-kii oo maanta laga joogo afar sano ayaa shabakada marsanews.com idiin soo diyaarisay warbixin ka hadlaysa taariikh nololeedkii marxuum cawke