Daawo: Yar-yarka u Adeega Cadawga S/land Ee Farmaajo Carooga u Ah Iyo Sababta Uu Fanaan Seerar u Doortay Inuu Ka Mid Noqdo Xisbiyada Mucaaridka
May 27, 2020 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanews) Warbixin kooban oo aanu diirada ku saarayno dhalinyarada dhadhamo raaca ah ee u adeega cadawga somaliland islamarkaana noqday carooga uu farmaajo ka soo dhex adimo iyo waliba fanaanka seerar oo isagu sheegay inuu jecel yahay mucaaridka somaliland.