marsanews.com
Dagaal Aad u Culus Ayaa Magaalada Muqdisho Ku Dhaxmaray Ciidamo Ka Wada Tirsan Maamulka Farmaajo
November 20, 2019 - Written by editor marsan

Hargeisa:(Marsanews) Dagaal aad u culus oo u dhaxeeya ciidamo ka wada tirsan kuwa maamulka Soomaaliya, oo maanta bilaabmay magaalada muqdisho ayaa la sheegayaa inuu khasaare laxaadle sababay.

Dagaalka ayaa ka dhacay isgoyska Ex Control Afgooye gaar aahan meel aan sidaas uga fogeyn xarunta Taliska Ciidamada Asluubta.

Ciidamada dagaalamay ayaa la sheegay inay kala yihiin kuwa ka tirsan Ciidamada Asluubta iyo ciidamada ilaalada ah ee Jidka uu dhismuhu ka socdo ee Ex Control Afgooye.

Dagaalka ayaa socday muddo badan, waxaana la maqlayey rasaasta noocyadeeda kala duwan oo ay isku adeegsanayaan ciidamada halkaasi ku dagaalamaya.

Illaa hadda si rasmi ah looma ogo sababta keentay dagaalkan labada ciidan ee isku maamulka ah dhexmaray, waxaana istaagay dhammaan isku socodka gaadiidka iyo Dadweynaha ee Isgoyska Ex Control Afgooye.

Waxaa jiro khasaaro ka dhashay dagaalkaas, inkastoo aan weli si rasmi ah loo ogeyn tirada dhimashada iyo dhaawaca.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews