marsanews.com
Dagaal Maanta Ka Dhacay Deegaanka Tukaraq Iyo Khasaaraha Ka Dhashay.
May 14, 2018 - Written by editor marsan

Hargaisa:(Marsanews) ciidamada somaliland ee ku sugan jiida hore ee deegaanka Tuka-raq ee gobolka Sool  ayaa maanta barqadii waxa weerer gaadmo ah ku soo qaaday ciidamo ka tirsan Maamulka Gobolleedka  Puntland.

Ciidamadaas weerarka gaadmadda ah ku soo qaaday Ciidamada Somaliland ayaa kala kulmay iska caabin xoogan, sida ay noo xaqiijiyeen ila wareedyo si dhaw ula socday gaadmadaas ay Ciidanka Maamul Gobolleedka Puntland ku soo qaadeen ayaa noo sheegay in aanay dhinaca ciidanka somaliland wax khasaaro ahi soo gaadhin.

Waxa ay wararku sheegayaan in Ciidankii weerarka soo qaaday laga gubay hal gaadhi oo tikniko ah iyo lagana dilay hal askari ka tirsanaa.

Waxa bilihii ugu dambeyeey isa soo tarayey dhaqdhaaqyo ay  Ciidanka Maamul Gobolleedka Puntland ay si gaadmo ah ka wadeen deegaanka Tukaraq ee Ciidanka Somaliland fadhiisimada u ah, taas oo ay dhawr jeer ay weerar gaadmo ah ku soo qaadeen Ciidanka Somaliland.

Dagaalkani waxa uu ku soo beegmayaa wakhti ay somaliland ku jirto diyaar garawga Xuska maalinta Qaranimaddeedi ay la soo noqotay.

Waxii war ah ee ka soo kordha Kala soco Marsanews.com

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews