marsanews.com
Dahabshiil Iyo Salaama Bank Oo Aan Midkoodna Xidhiidh La Lahayn Bangiyada Caalamiga Ah
March 1, 2020 - Written by editor marsan

Hargeisa:(Marsanews) Dawlad damacsaneyd inay xafiis kafurato caasimadda Somaliland ee Hargeysa ayaa waxa soo waajahday caqabad kadib markii ay la kulantay Somaliland oo aanay ka jirin bankiyo xidhiidho la leh bankiyada caalamka oo lacagta loo soo marin karo shaqaalaha u fadhiyi doona Hargeysa.

Masuuliin ka tirsan dawladdaasi oo Hargeysa soo gaadhay ayaa markii hore loo sheegay inay lacagta soo marin karaan Dahabshiil Bank ama Salaama Bank oo Hargeysa ka furan.

Hasayeeshee lacag yar oo tijaabo ahaan lagu soo hagaajiyey ayaan ilaa hadda soo gaadhin waxaana caddaatay in Dahabshil iyo Salaama midkoodna aanu baananka caalamiga ah la laheyn xiidhiidhyo macaamil (correspondent banks) oo ay lacago iskugu diri karaan( banking remittances).Sida la ogsoonyahay Salaama iyo Dahabshil ayaa had iyo jeer is-hortaaga dadaalkasta oo lagu doonayo in bankiyo caalami ahi ay dalka soo dagaan waxaanay hawshaasi u adeegsadaan lacag iyo wadaado ganacsato ah oo ay iyagu maalgliyaan.

Sources Haatuf online

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews