marsanews.com
Dal Kale Oo Yurub Ka Mida Ayaa La Sheegay Inuu Kala Baxayo Dublamaasiyiinta Iyo Muwaadiniinta Muqdisho Ka Jooga
May 20, 2020 - Written by editor marsan

Hargeisa:(Marsanews) Waxaa isi-soo taraya dalalka dadkooda ka daad gureysanaya Soomaaliya sababo la xidhiidha xaaladaha abniga oo si ba’an looga dayrinayo, cabsi badana laga qabo in isku dhacyo beelaysan oo hor lihi ay bilaabmaan.

Waxaana haatan soo baxaya warar sheegaya in dowladda Sweden ay qorsheyneyso in saacadaha soo socda ay Soomaaliya kala baxdo muwaadiniinteeda.

Wararka aanu helaynaa waxay intaasi ku darayaan in dowladda Sweden ay Muqdisho u soo direyso diyaarad khaas ah si ay dalkooda ugu celiso muwaadiniinta ka jooga Soomaaliya, sida Diplomaasiyiinta iyo Soomaalida kale ee dhalashada ka heysta dalkaas ee ku haatan ku sugan muqdisho.

Muwaadiniinta iyo Diplomaasiyiinta reer Sweden ee jooga Soomaaliya ayaa lagu wargeliyay inay u diyaar garoobaan sida ugu dhakhsaha badan.

Waxa sidan oo kale maalmihii la soo dhaafay muwaadiniintooda muqdisho kala baxay dawaladaha Turkiga, Mareykanka iyo iyo Ingiriiska

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews