Daawo: Suldaan Si Adag u Canbaareeyey Go’aankii Barlamaanku Ku Laaley Xeerka Isgaadhsiinta S/land
March 9, 2020 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanews) Mid ka mida salaadiinta dhaqanka somaliland oo warfidiyeenka la hadlay ayaa si adag ganafka ugu dhuftay go’aankii baarlamaanka somaliland ku laaleen xeerkii isgaadhsiinta, islamarkaana suldaanku uu xukuumada u soo jeediyay inay dib u eegto.