marsanews.com
Deg Deg: Khilaaf Hor leh Oo Ka Dhex Qarxay Ciidamada Jiida Tukaraq Ee Maamul Goboleedka Putland
July 9, 2018 - Written by editor marsan

Hargaisa:(Marsanews) Ciidan Ka Mida Ciidan Beeleedka Putland  Oo  Hubkii Cuslaa kala Baxay Deegaanka Tukaraq, Waxay Saaka Soo Gaadheen Magaalada Buurtinle Halkaas oo Shacabka Degmada Buurtinle ay ku soo Dhaweeyen.

Dhanka kale Ciidamadii Dhinaca Gobalka Bari Gurmadka uga yimid Maamulka Taagta Daran Ee Putland Ee Ka Soo Jeeda Beesha Mahad Ee Cumar Maxamuud Ayaa Gebi ahaanba Ku Noqday Deegaamadoodii, si aan meesha loogu laynin wiilashooda, Maadama aysan Tukaraq ku hadhin Hub Somaliland la iskaga difaaci karo.

Kala Dadsanaanta Ayaa Timi Kadib Markii hogaamiyaha Sadkiisu Dhamaadey Ee C/weli Gaas Magacaabis U  Xukumadiisa Ku Sameyey Una Sad Buriyey Reerkiisa  Taasina ay Sababtay In Meesha lagu Kala Yaaco

 Balse Waxaa La Filaya In Jiida Hore Ku Soo Hadhi Doonan Jifada Beesha C/weli Gaas.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews