marsanews.com
Dhoola-tuska Ururka Himilo Findland Ee Dardar-galinta Ololaha Doorashada Xusbiga Kulmiye
July 28, 2017 - Written by editor marsan

Hargaisa:(Marsanews) Ururka dardar-galinta ololaha doorashada xusbiga kulmiye ee Himilo findland oo isagu awood iyo cudud ba galiyay ka midho dhalinta hawlaha xusbiga ee dalkaasi findland kadib markii uu fadhiid noqday hogaankii dalkaa ee hawlaha xusbiga u qaabilsanaa taasi iyagoo ka duulaya waxay dhalinyaro rag iyo haween isugu jira oo aqoon-yahano, xilibaano iyo xubno kale oo dalkaasi miisaan culus ku leh ku bahoobeen inay iskood isku xilqaaman oo ay buuxiyaan kaalinta banaan ee sida qaawan u dayacan, taas oo ah mid khilaaf joogto ah oo laanta dalkaasi ka bixi wayday uu ragaadiyay kadibna xubnahan oo Samiya muuse gadhwadeen u tahay ay u guntadeen sidii uu xusbigu uga dhex muuqan lahaa dalkaa kaalin muglena ka qaadan lahaayeen guusha ololaha doorashada ee kulmiye maadamo ay ahaayeen bahwayntii reer kulmiye.

Halkan ka dheeho muuqalo hogaanka ururkaa ah

Marsamedia/office/ kala so xidhiidh emailka marsa2017@gmail.com ama tell. 0634480472

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews