marsanews.com
Diyaarad Ay Leedahay Shirkada Afrikan Airways Oo Ciidamada Itoobiya Soo Rideen Iyo Khasaaraha Ka Dhashay + Muuqalka Burburkii Diyaarada
May 4, 2020 - Written by editor marsan

Hargeisa:(Marsanews) Mid ka mida diyaaradaha shrikada duulimaadyada ee afrikan airways, ayaa maanta ku dul burburtay Bardaale oo ka tirsan gobolka baydhabo.

Diyaarada ayaa la sheegay inay toogteen ciidamada itoobiya ee ku sugan gudaha somaliya gaar ahaan deegaanka ay ku soo dhacday diyaaradaasi.

Guud ahaan shaqaalihii saarna diyaarada ayaa ku naf-waayay burburka ku yimid diyaaradaasi, Duuliyihii diyaarada Hasan Muuse Bulhan oo ahaa inan uu dhalay mulkiilaha diyaarada ayaa ka mida ah dadkaa ku nafwaayay diyaarada.

Ilaa iyo hada lama garanayo sababta dhabta ah ee ciidamada itoobiya ay u toogteen diyaarada, khasaaraha laxaadka lihi ka dhashay burburkeeda, waxse wararka aanu helaynaa ay sheegayaan in si badheedh ah ay diyaarada gantaal ugu rideen .

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews