marsanews.com
Documente’ Ka Soo Baxay Baanka Aduunka Ayaa Ka Shifay Lacagta Madax Dhaqameedka Iyo Maxamed Baashe-ba Jiifka Iyo Jooga u Diiday Ee S/land Ay Weerarka Ugu Soo Qaadeen
April 8, 2020 - Written by editor marsan

Hargeisa:(Marsanews) Sababta baryahan dambe aad baraha bulshada ugu arkayseen hadalhaynta mawduuca midnimada iyo in la dardargaliyo wada hadalada Somaliland iyo Somalia ayaa ah mid shaaca uu ka qaadayo xogtan foomka ku duugan bangiga aduunka ka soo baxday

Document-ka waxa ku qoran shuruudaha Baanka Aduunku ku xidhay inuu lacag siiyo Somalia.

Laynka u dambeeya ayaa waxa ku xusan shardi ah in wadahadaladi Somaliland iyo Somalia dib loo cusboonaysiiyo.

Sidaas darteed dawlada Xamar waxay geed dheer iyo mid gaabanba u fuushay sidii arintaasi loo hirgalin lahaa,waxaana yarka baankooda dhexe ay u dhibteen ee reer Somaliland loo fasaxay inuu lacag u kala diro dad salaadiin iyo dhalinyaro iskugu jira si aan waqtigu uga dhicin.

Halkan hoose ka dheeho ducoment-gaas

Waana ta keentay in buurmadaw iyo dirkiisan umada dhaga barjeeyay ee warbaahinta uun taagan ay ku camal falayaan amaradaa laga soo siinayo muqdisho ee hungurigu hagayo iyagoo hirgalinaya awaamiirta maamulka farmaajo soo farayaan.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews