marsanews.com
Dood Xiiso Badan Oo Caawa Dhex-marilahayd Sadexda Musharax Ayaa Baaqatay Kadib Markii Musharaxa Waddani Ka Soo Xaadiriwaayay + Muuse biixi Oo Kalidii Qudbad Ka Jeedin Doona
August 3, 2017 - Written by editor marsan

Hargaisa:(Marsanews) Dood aad u xiiso badnayd oo caawa la filayay inay dhex-marto sadexda musharaxa ee axsaabta qaranka Ucid, Kulmiye, Waddani, ayaa gabi ahaan ba baaqatay kadib markii musharaxa xusbiga wadani diiday inuu ka soo xaadiro goobta doodo ka dhacaysay oo ahayd Hotel Guuleed isla markaana doodaasi ay ahayd mid furan oo bulshadu ka soo qayb-galaysay.

Doodan oo ay soo qaban qaabiyeen siyaasiyiin waawayn oo aan axsaabta ka tirsanayn kana mid yihiin labada siyaasi ee Cabdisalaan yaasiin iyo Maxamed xaashi cilmi, lana rabay in ragan hogaanka dalka u ordaya lagu jirabo oo mid kastaaba waxa uu umada codka kaga doonayo soo ban-dhigo ayaa suurto galiwayday kadib diidmada ama maqnaanshaha musharaxa xusbiga waddani isla markaana kaliftay inuu musharaxa xusbiga ucid isna iskaga tago meesha maadaamo uu musharax ciro baqday oo aanu hayn wax uu umada la hor yimaado.

Waxase jaanis dahabiya goobtaa ka helay oo qudbad u jeedinaya bulshadii hungada ka qaaday doodii ay u soo diyaar garoobeen ayaa Musharaxa xusbiga kulmiye Mujaahid Muuse biixi cabdi uu halkaa ugu faaidaysanayaa inuu isagu qudbad ka hadlaysa hogaamintiisa u soo jeediyo bulshada ay caawa u kala cadaatay hanka iyo kalsoonida hogaamineed ee ay is dheer yihiin ragan saaxada tartanka taagani.

Marsamedia/office/ kala so xidhiidh emailka marsa2017@gmail.com ama tell. 0634480472

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews