marsanews.com
Doodii Hore u Baaqatay Oo Imika Dib u Bilaabantay Kuna Eeg Oo Kaliya Musharaxiinta Ucid iyo Kulmiye
August 3, 2017 - Written by editor marsan

Hargaisa:(Marsanews) Sida aynu hore ula wada soconay doodii musharaxiinta axsaabta qaranka ee baaqatay ayaa dadaal badan kadib lagu soo dabaalay in ay doodu qabsoonto oo aanay u baaqan musharaxa waddani ee diiday isla markaana ay dhex marto labada musharax ee Ucid iyo Kulmiye.

Haatan ayay si toosa doodu uga furantay hoteel guuleed oo bulshadu si aan qiyaas lahayn uga soo qayb qaateen iyadoo doodaas uu hogaaminayo ama hagayo Prof. Cabdisalaan yaasiin, suaalihii dooduna ay socdaan oo ay haatan madasha ku sugan yihiin labada musharax ee muuse biixi iyo faysal cali waraabe.

Halka musharaxii sadexaad ee wadani noqday mid isagu u soo badheedhi kari waayay inuu dooda ka soo qayb galo taasina ay ku tusayso siyaasada uu ugubka ku yahay iyo waliba qorsho la’aanta xusbigiisu ku sugan yahay ee aanu lahayn wax maanta umada u soo bandhigi karaba.

Marsamedia/office/ kala so xidhiidh emailka marsa2017@gmail.com ama tell. 0634480472

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews