marsanews.com
Duufaanta Irman Oo Ku Dhufatay Jasiirada Florida
September 12, 2017 - Written by editor marsan

Hargaisa:(Marsanews) Duufaanta Irma ayaa ku dhufatay jasiiradaha koofurta Florida, duufaantan oo khubarrada saadaasha hawada ay ku tilmaameen inay tahay nooca afaraad.

Waxaa la filayaa in duufaantu ay u sii gududbto waqooyi-galbeed Xeebta Gacanka Florida.

In ka badan 6.3 milyan oo qof ayaa loo sheegay inay isaga baxaan Florida, iyadoo laga digay duufaanno culus oo khatar gelin kara dadka.

Irma ayaa horraan ugu dhufatay qaybo ka mid ah Caribbean-ka, iyadoo sababtay dhimashada ugu yaraan 25 qof.

Dabeylo xooggan, ayaa laga cabsi qabaa inay saameeyaan deegaannada hoose ee Florida labada saac ee soo socota.

Tiradii ugu dambeysay ee rasmiga ah ayaa muujineysa in in ka badan 400,000 oo guryo ah kuna yaalla Florida ay korontada ka tagtay kahor duufaanta Irma

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews