marsanews.com
Eng, Faysal Cali Waraabe Oo Noqday Shaqsiga Hadalkiisu Ugu Saamaynta Badanyahay Difaaca Qaranimada Somaliland Gudo Iyo Dibadba
June 12, 2018 - Written by editor marsan

Hargaisa:(Marsanews) Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucis Eng Faysal Cali Xuseen , ayaa noqday shaqsiga ugu saamaynta badan Marka lag hadalaayo difaaca Qaranimada somaliland waxaa siweyn uga qayliyey cadowga somaliland Dagaalka kula jira

Iyadoo ay somaliland mudooyinkii ugu dambeeyey ay dagaal ku soo qaaday dawlad taagta-daran ee somaliya, Tiyoo u soo dhex maraysa maamulka majeerteeniya ee Puntland, dagaalkan oo wajiyo badan, ayaa isugu jira mid afka ah iyo mid hubka lagu dalaamo ba leh

Dagaalka afka ah ee warbaahinta iyo baraha bulshad ka socda, ayaa hadaba Marka uu ka hadlo hadalo uu ku difaacayo Qaranimada somaliland Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe  waxaa qaylada isku dar Cadowga somaliland Ee Gudaha iyo Dibadaba ku sugan, ku waasi oo maalmihii ugu dambeeyey haystay baraha bulshada iyo warbaahinta kaleba.

Iyagoo cay iyo aflagaado kaga fal-celiya hadalada uu gudoomiyaha Ucid ku difaacayo qarankiisa balse iyagu kuwaas cadawga somaliland ahi ay miciinsanayaan cay afxumo iyo waxii wal ee ay isleeyihiin waad odhan kartaan ba.

Taasi oo marag u noqotay cadaynaysana inuu gudoomiyaha xusbiga mucaaridka ah ee Ucid Eng, Faysal Cali Waraabe inuu yahay shaqsiyada ugu saamaynta badan marka uu ka hadlayo difaaca somaliland ee uu la hadlayo maamul goboleedada yaryar ee somaliya.

Eng, Faysal Cali Waraabe Marka Uu Kalmad Yidhaa cadowga somaliland waxay noqdaan qaar  Jiif iyo joogba xamili-waaya, sidaa daraadeed waxaan leeyahay bulshada reer somaliland waa in la garab is taago lana Dhiiri Galiyo Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid

Waxaa kale oo jira dad aragtidoodu liidato oo yidhaa faysal  waxuu noqday afhayeenkii xukuumada waxaan leeyahay aqoon gaabow qof kasta oo muwaadin ah waxaa ku waajib ah inuu dalkiisa af iyo adinba ku difaaco, waana waajib saaran qofkasta hadii uu isagu gartay maaha inaad lamid noqto cadawga hadalkiisu xanuujinayo, Faysalna waxaan leeyahay halkaa ka sii wad halganka iyo wadan jacayilka waana mid bulshada inta Caafimaadka qabtaa kuu ogtahay

By :Wariye Siciid Xuseen Yuusuf

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews