marsanews.com
Ex, Wasiir Geedoole Oo Madaxwayne Biixi Ku Bogaadiyay Talaabada Uu Hantidii Qaranka Gacanta Dawlada Ugu Soo Celiyay
August 11, 2018 - Written by editor marsan

Hargaisa:(Marsanews) Faarax Cilmi Geedoole oo ka mid ahaa xubnihii golaha wasiirada xukuumadii madaxwayne silanyo, ayaa ugu horay ku bogaadiyay madaxwayne muuse biixi talaabada ku dhiirashada leh ee uu ku soo celiyay kaydkii haamaha shiidaalka iyo waliba amaanka iyo baarkinka madaarka oo intuba gacan shirkado madax banaan ku jiray.

Wasiirkii hore ee wax barashada Md, Geedoole isagoo hadalkiisa sii wata waxa uu sheegay ahmiyada ay qaranka u leeyihiin gacan ku haynta hantida umadu islamarkaana ay tahay arinta uu maanta madaxwaynuhu gacanta xukuumada ugu soo celiyay meelahaas halbawlaha ihi mid mudan in lagu garab istaago looguna bogaadiyo madaxwaynaha oo gutay waajibaadkii dalka iyo dadka ka saarnaa.

Ex, wasiir geedoole waxa uu hadalkiisa ku soo gabgabeeyay in ay tahay arin taariikhiya oo mudan ku dayashadeeda talaabadaasi uu qaaday madaxwaynaha jamuuriyada somaliland islamarkaana ay ahayd mid la tabayay lagana filayay oo qarankani u baahnaa

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews