marsanews.com
Farmaajo Oo Magansaday Cadaadis Caalamiya Oo Lagaga Dalbaday Inuu la Yimaado Tanaasul Siyaasadeed
June 22, 2020 - Written by editor marsan

Hargeisa:(Marsanews) Sida ay sheegayaan ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay waxaa dalalka Mareykanka & Ingiriiska ay bilaabeen in ay cadaadis ku saaraan Madaxwayne Farmajo in uu tanaasul siyaasadeed la yimaado.

Madaxwayne Farmajo ayaa la sheegayaa inuu ka caga jiidayo shaacinta wakhtiga ay doorashadu dhaceyso iyo nooca ay noqoneyso, sidoo kale ayaa iyana lagu eedaynayaa inuu diidan yahay heshiis uu la galo maamul goboleedyada.

Sida aanu wararka ku helayno waxa madaxwayne farmaajo la saaray culays siyaasadeed oo caalamiya iyadoo sida la sheegay ay dawladaha maraykanka iyo ingiriisku usoo jeediyeen inuu go’aan degdeg ah ka qaato xaalada siyaasadeed ee cakiran, si dalka looga samato bixiyo inuu galo xaalad adag oo aan laga soo celin karin, guud ahaana xasiloonida wiiqaysa, waa sida aanu xogta ku helnaye.

Dhanka kale magaalada muqdisho ayaa laga dareemayaa sansaan colaadeed iyo dhaqdhaqaaqyo siyaasiya, oo ka dhan ah maamulka farmaajo, tiyoo ay dhinac socoto abaabulka mudahraadyo lagaga soo horjeedo xukuumada farmaajo iyo khayre.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews